Q/Midoobey oo shaacisay tirada Shaqaalaha Sanadkan looga dilay gudaha Somalia

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in 8 ka mid ah shaqaalaheeda lagu dilay Soomaaliya sidoo kalena la dhaawacay 12 kale. Laga soo billaabo Janaayo ilaa September 2018  shaqaalaheeda 8 a mid ah la dilay, 12 la dhaawacay, 18 la afduubtay, 13 kalena muddo kooban la xiray sida lagu sheegay Warbixin ay soo saartay hay’addan. Warbixinta waxay … Continue reading Q/Midoobey oo shaacisay tirada Shaqaalaha Sanadkan looga dilay gudaha Somalia